Masuul ka tirsan Maamulka Galmudug oo lagu dhaawacay Magaalada Gaalkacyo

Guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa xalay lagu dhaawacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, waxaana soo baxaya faahfaahino ku saabsan weerarkan. Falkan ayaa dhacay ka dib markii Askari ka tirsan Ciidamada amniga Galmudug uu rasaas ku furay Mooto uu la socday masuulkan oo magaciisa lagu soo gaabiyey Axmed Qoodeeye. Goob-joogayaal ayaa sheegaya in askariga uu … Continue reading Masuul ka tirsan Maamulka Galmudug oo lagu dhaawacay Magaalada Gaalkacyo